Gudniinka Fircooniga oo ku soo badanaya ismaamulka Taita Taveta

Hay’adda u ololeysa xuquuqul aadanaha ee Haki Afrika ayaa shaaca ka qaaday inay sara u kacday tirada gabdhaha ee lagu sameeyay nooca gudniinka ee loo yaqaano fircooniga ama FGM-ka.
Salma Hemed oo hay’addan u qaabilsan xuquuqda carruurta ayaa sheegtay in boqolkiba 60 haweenka ee ku nool ismaamulka Taita Taveta ee gobolka xeebta noocaasi loo guday.
Waxay intaasi ku dartay inay jiraan haween da’a ah iyo waalidiin arrinkan isaga kaashada si qarsoodi ah.
Sido kale ismaamulka Taita Taveta ayay ku sheegtay inuu ka mid yahay 17-ka ismaamul ee uu ku badanyahay gudniinka fircooniga.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *