Soomaaliland oo dadaal ugu jirtay heshiisiinta Beello ku dagaalamay gobolka Sool

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu soo afjarayo colaado ay dad badan ku dhinteen oo todobaadyadii la soo dhaafay ka dhacayay deegaano ka tirsan gobolka Sool.
Madaxweynaha Soomaaliland wuxu sheegay inuu aad uga xunyaha dadka walaalaha ah eek u dagaalamaya deegaanka Dhumay oo qiyaastii 45 KM dhanka koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Waxa uu intaasi ku daray in wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Soomaaliland oo ay ka mid yihiin waxgaradka deegaanka iyo cidkasta oo xalka arintaas keeni kara ay halkaas tagayaan sidoo kalena Soomaaliland ay soo dhawaynayso nabadoona arintaas isku xil qaama.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *