Wariye xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu halkaasio xalay ku geeriyooday wariye lagu magacaabi jiray C/risaaq Adan Qoslaaye oo ka mid ahaa suxufiyeentii in mudo ah ka soo howl galayay magaalada Muqdisho.
Wariyaha ayaa xalay waxaa loo la cararay goob caafimaad kadib markii uu naqasku ku dhagay sida uu warbaahinta guhada Soomaaliya u sheegay Mowliid Sheikh Maxamed Urur oo ah agaasimada T V Kalsan oo wariyaha geeriyooday uu ka tirsanaa.
Allah ha u naxariistee wariyahaan xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayuu sheegay inuu ahaa qof shaqdiisa u daacad ah sidoo kalena ay jaclaayeen saaxiibadii uu la shaqaynayay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *