Posted in WARARKA

Ergayga QM ee Soomaaliya oo gaaray magaalada gaalkacyo.

Waxaa maanta Magaalada Gaalkacyo gaaray ergayga gaarka ah xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wafdi uu Hogaaminayo. Xarunta Madaxtooyada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasiirada uu Magacaabay Axmed Baasto Mid Ka Mid Ah oo Qaadacay xilkaasi.

kadib markii Maalma kahor Madaxweynaha garabka Galmudug ee jooga Magalada Cadaado uu Magacaabay Xubno wasiiro ah,ayaa hada wararka soo baxaya waxaay sheegayaan in qaarkood ay…

Posted in WARARKA

Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo is Casilay.

Wasiirkii wasaaraha Tamarta iyo khayraadka biyaha xukuumada Fedraalka Soomaaliya Cabdi Casaiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu xukuumada Soomaaliya…

Posted in WARARKA

Wiilasha Khashoggi oo baaq soo saaray

Wiilal uu dhalay wariyihii la dilay Jamal Khashoggi ayaa boqortooyada Sacuudi Carabiya ka codsaday inay ku dadaasho sidii qoyskaasi ay u arki lahayeen meydka suxufiga….

Posted in WARARKA

Ugandha oo bilaabaysa tallaal ka dhan ah Ebola

Dowlada Ugandha ayaa sheegtay inay guda galeyso tallaal la doonayo in looga hor tago cudurka Ebola ee saameynta ku yeeshay jamhuuriyada dimuqaradiyadda Kongo ee DRC….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Bangiga Equity oo shaaciyay dhaqaalaha uu faa’ido ahaan u helo

Bangiga Equity ayaa maanta shir jaraaid oo uu qabtay shaaca uga qaaday inuu faaiido ahaan helay dhaqaale gaaraya 15 bilyan oo shilin.

Posted in WARARKA

Dhageysiga dacwad ka dhan ah ku xigeenka madaxa cadaaladda dalka oo bilaabatay

Waxaa maanta la soo hadal qaaday dacwad ka dhan ah ku xigeenka madaxa cadaaladda ee dalka ,Philomena Mwilu. Kiiskaasi ayaa waxaa maxkamada geeysay waaxda dacwad…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO barnaamijka madasha, Ganacsiga

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/Madasha-5-11-2018-.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, amrrimaha Kenya 05-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/hogganka-05.11.2018-.mp3
Posted in WARARKA

Maraykanka oo mar kale cunaqabateyn ku soo rogay iiraan

Waxaa maanta dhaqangalaysa cunaqabateyn ay dowlada Maraykanka mar kale ku soo rogtay dalka iiraan. Xayiraaddan ayaa la xariirta shidaalka iyo maaliyadda halka ujeedada laga leeyahay…