Messi oo diyaar u ah kulan Inter Milan ee champion league ga

Kabtanka Barcelona ee Messi ayaa u muuqda inuu kasoo kabsaday dhaawac uu laba todobaad garoomada kaga maqnaa.
Laacibkan ayaa diyaar u ah koxdiisa ula safro garoonka Inter Milan Stadio Giuseppe Meazza kulanka talaadada soo ‘aadan .
Blaugrana ayaa guleesatay kulankii Camp Nou eey ka badiyeen naadiga Milan tartanka champion legue ga halka ee guul kaqateen kooxda Rayo Vallecano.
Warbixin ay soo saartay kooxda Barcelona ayaa lagu sheegay in Lionel messi uu ku jiro 22 ciyaartoy ee kulankaa losoo xushay iyaadona eeysan jirin daween ku aadan xidiga .
Barcelona ayaa doneesa inay awodeeda kusoo bandhigto Inter Milan marxalada group yada, balse xidigo dhowr ah ayaa koxda kulanka Milan lasafreen kuwasoo dhaawac ah.
Waxaana ka mid ah xidigahaasi Samuel Umtiti, Thomas Vermaelen iyo Sergi Samper.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *