Qatar oo beenisay inay faragelinayso arrimaha gudaha ee Baxrayn

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Qatar ayaa gaashaanka u daruurtay inay jirto faragelin ka dhan ah Baxrayn.
Qoraal ay soo dhigtay twitarka ayay ku sheegtay in eedeymo loo soo jeediyay ay yihiin kuwo waxba kama jiraan ah.
Sido kale waxaa qoraalka lagu xusay in Qatar ay cambareynayso in lala xariiriyo khilaafka gudaha ee Baxrayn.
Shalay ayay ahayd markii maxkamad ku taallo Baxray ay xukunno xabsi daa’in ah ku ridday saddex sarkaal oo ka tirsan mucaaradka oo lagu eedeyay inay macluumaad sir ah u gudbiyeen Qatar.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *