Posted in WARARKA

Warbixin lagu sheegay in la farageliyay kameeradii duubtay dilkii Khashoggi

Wargeyska lagu magacaabo Sabaax ee tageera dowlada Turkiga ayaa mar kale warbixin ka qoray dilkii wariye Jamal Khashoggi. Waxaa uu wargeysku ku waramayaa in shaqaalaha…

Posted in WARARKA

Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya oo sheegtay in doorashada koonfur Galbeed ay xiligeeda ku dhacayso.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta dowlada Soomaaliya oo lagu daabacay warbaahinta qaranka ayaa lagu sheegay inay lagama maarmaan tahay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ciidanka AMISOM oo dad shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho.

Banaanbax ballaaran oo ay ka qeyb galayaan boqolaal ka mid ah Shacabka kunool degmada Hilwaa ee gobolka Banaadir ayaa saaka ka dhacay Isgoyska Ex Kontrool…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star

Posted in WARARKA

Taliban oo weerar ku dishay 20 ka mid ah ciidamada Afghanistan

Dagaalyahaanada kooxda Taliban ayaa maanta oo talaada ah lagu soo waramayaa inay 20 ka mid ah ciidamada wadanka Afghanistan ku dileen weerar ay ku qaadeen…

Posted in WARARKA

Shirkadda Safaricom oo Western Union la saxiixatay heshiis lacago la isugu diri karo

Shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ayaa maanta magaaladatani Nairobi ku daahfurtay adeeg cusub oo loogu magacdaray M-PESA Global. Arrintan ayaa timid kadib markii ay heshiis lacagaha…

Posted in WARARKA

In ka badan 15 qof oo lagu eedeyay xatooyada imtixaanada oo maxkamada la soo taagayo

Waxaa la filaya in maanta maxkamada ay ka soo hormuuqdaan ugu yaraan 15 qof oo golaha imtixaanada qaran ee KNEC uu sheegay in lagu xiray…

Posted in WARARKA

Arsene Wenger oo ku dhaw inuu qabto xilka tababarenimo ee kooxda AC Milan

Tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa qarka u saran inuu heshiis la gaaro kooxda reer talyaani ee AC Milan si uu u…

Posted in CIYAARAHA

Muxuu ka yiri macalinka Inter Milan kulanka adag ee kala dhaxeeya kooxdiisa Barcelona.

Macalinka Inter Milan Luciano Spalletti ayaa sheegay in kulanka ay caawa ku wajahayaan naadiga Barcelona wareega afaraad ee tartanka Champions League lagu go’aamin doono hadii…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barmaamijka Madasha, Tallo wadaag 06-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/Madasha-6-11-2018-.mp3