DHAGEYSO: Beeralayda Galeeyda oo diiday qiimo ay dowladu shaacisay

Hoggaamiyaasha siyaasadeed iyo beeralayda gobolka Rift Valley ayaa ku gacan seyray qiimo ay dowlada sheegtay in lagu iibinayo galeeyda.
Dowlada ayaa shaacisay in beeraleyda ay 90-kii kiilogaraam oo galeey ah kaga iibsanayso 2,300.
Hasa ahaate taasi ayaanan u cuntamin dadka soo saara ee ku wareejiya waaxda keydisa dalagga ee NCPB.
Guddoomiyaha waaxda qaabilsan istraatiijiyadda ku aaddan cunnooyinka ee (SFRTF), Noah Wekesa ayaa dhankiisa sheegay inay dowlada weydiisteen 5.7 bilyan oo shilin oo howshaasi loo adeegsan doono.
Qaar ka mid ah beeraleyda oo muujiyay dareenkooda ku saabsan go’aanka dowlada ayaa yidhi

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *