Posted in WARARKA

Ardaydii lagu afduubtay Cameroon oo la soo siidaayay

Wararka naga soo gaaraya dalka Cameroon ayaa sheegaya in la soo daayay arday ay tiradoodu dhantahay 78 iyo darawal maalmo ka hor la afduubtay. Dadkaasi…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Kulanka baarlamaanka Soomaaliya oo maanta korom la’aan u baaqday.

Kulan lagu waday inay maanta ku yeeshaan Magaalada Muqdisho xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa korom la’aan u baaqday sidda uu warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha golaha shacbiga…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Banaanbax Ciidamaa AMISOM looga soo horjeedo oo maalinkii labaad Muqdisho ka dhacay.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay inuu la kulmay taliyaha Ciidanka AMISOM oo uu kala hadlay sidii gacanta loogu…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacda star fm 1:30 PM

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacda star fm

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Dowlada oo baareysa dab khasaare geystay oo saaka ka kacay suuqa Gikomba

Guddoomiye ku xigeenka caasimadda dalka ee Nairobi, Richard Kerich ayaa sheegay in la guda galay baaritaano la doonayo in looga sal gaaro sababta keentay dab…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Cali Buno Qorane oo ku baaqay in aan la kal fogeynin bulshada

Guddoomiyaha ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorane ayaa siyaasiyiinta ugu baqay in aysan bulshada kala fogeynin isagoo sido kale ka hadlay arrimaha qaxootiga iyo xirnaanshiyada xadka…

Posted in WARARKA

Dowlada ingiriiska oo daahfurtay barnaamij ku kacaya 8 bilyan oo ismaamulada loogu talagalay

Dowlada ingiriiska ayaa magaaladatani Nairobi xariga uga jartay barnaamij fulintiisu lagu qarash gelinaya 8 bilyan oo shilin. Ismaamulada dalka ayaa la doonaya inay isdiiwaangeliyaan si…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Hay’adda MSF oo ka hadashay shaqa joojinta dhaqaatiirta Dhagaxleey

Hay’adda dhaqaatiirta aanan xuduuda lahayn ee MSF ayaa markii ugu horaysay ka hadashay shaqa joojinta ay ku guda jiraan howlwadeenada cafimaadka ee xerada qaxootiga ee…

Posted in CIYAARAHA

Wenger oo beeniyay inuu qabanaayo shaqada kooxda reer talyaani ee Milan

Arsene Wenger ayaa beeniyay warar dhawaanahan la isla dhexmaraayay oo sheegaya inuu wadahadalo kula jiro AC Milan si uu u noqdo macalinkooda cusub. Wenger ayaa…

Posted in CIYAARAHA

Valverde oo ka hadlay sababat kulankii xalay uusan u ciyaarsiinin Lionel Messi

Tababaraha Barcelona Ernesto Valverde ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay kulan weyn la ciyaartay dhigooda Inter Milan. Macalinkan ayaa sheegay inuu doorbiday inuusan halis galinin Lionel…