(Dhageyso) Wajir oo ku soo Badnayso Kufsiga iyo Daroogada

Xildhibaanka laga  soo doortay degaanka  koonfurta Wajeer  Maxamuud  sheekh Maxamad Omaar ayaa ka hadlay falalka kufsiga ah iyo isticmaalka daroogada oo ku soo badanaya   qeybo kamid ah  degaankaasi gaar ahaan  magaalada Habasweyne.

Mudanaha ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka fogaadaan dhamaan falalka  aanan wanaagsanayn ee  liddigga   ku ah  diinta, dhaqanka soomaaliyeed   saameyna ku yeelan karo waxbarashada.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *