Dibadbaxyo ka Dhacay Xabsi ku yaallo Tajikistan oo ay ku Dhinteen in ka Badan 13 Qof

Ugu yaraan   13 qof oo maxaabiis ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen xabsi  ku yaallo dalka Tajikistan kadib  mudaaharaad dhacay.

Ilo wareedyo ka tirsan sarakiisha amaanka ee  wadankaasi ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in dhibaatadaasi  ay ka dhacday magaalada  Khujand .

Dowlada  Tajikistan  ayaa xaqiijisay in galinkii dambe  ee shalay uu dibadbax  jiray  hasa ahaate  faahfaahin dheeraad ah meynan ka bixin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *