Day: November 9, 2018
LAYAAB:Gabadh 32 sano jirta oo ku dhawaad 20 sano timaheeda dhaqani.
Gabadhan oo lagu magacaabo Frankie Cluney oo qabta tima u garayaa lugaha ayaa sharaxday sababta aysan timaha madaxeeda u dhaqan mudda 20 sano. Frankie Cluney,…
DHAGEYSO Dowlada ismaamulka mandera oo samaysay howlgal lagu banaynaayo wadooyinka qaar oo ay dad khaas ah xirteen
Dowlada ismaamulka mandera ayaa sameysay howlgal lagu banaynaayo wadooyinka qaar oo ay dad khaas ah xirteen iyo bulshada oo soodhawaysay halka dadkii goobahaasi dhistay ay…
Dad badan oo ku dhintay qaraxyo galabta ka dhacay Muqdisho
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qaraxyo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan lambar 4 Sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen Saraakiil…
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Ethopia.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Gondar, ee gobolka Baxar-daar dalka Itoobiya, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan…
DHAGEYSO Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay nidaam u dajiyeen qorshaha maamulka
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uu maamulkiisu ku guulaystay. C/raxamnaan Cumar Ismaan ENG Yariisow ayaa sheegay in howlaha…
Maraykanka oo xayiraad ku soo rogay shakhsiyaad u dhashay Ruushka
Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa inuu xayiraado dheeraad ah ku soo rogay dhowr shakhsi iyo ururro lala xiriirinayo tallaabadii Ruushku uu u goostay gobolka Crimea…
Darasaad lagu ogaaday in la dagaalanka argagixisada ee Maraykanka lagu dilay nus milyuun qof
Darasaad cusub oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in howlgalada uu fuliyay Maraykanka ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada ay ku dhinteen ugu yaraan…
Kulan u dhexeya dowlada Afghanistan iyo Taliban oo ka furmay Ruushka
Waxaa maanta magaalada Moscow ee dalka Ruushka ka furmay wareeggii labaad ee wadahadalada lagu heshisiinayo dowlada Afghanistan iyo kooxda Taliban ee ka soo horjeedda. Kulankan…
Qaar ka mid ah ismaamulada dalka oo lagu eedeyay inay ku takriifaleen lacago loo qoondeeyay
Hanti dhowraha guud ee dalka ,Edward Ouko ayaa sheegay inay jiraan maamul goboleedyo si aanan habbooneyn u isticmaalay ballaayiin shilin oo loogu qoondeeyay miisaaniyad sannadeedkii…
Waxaa isa soo taraya baaqya nabadeed
Waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee ay jeedinayaan culimaaudiinka, waxgaradka iyo ganacsatada Wajeer ee ku aaddan iskudhacyo dhawaan laga soo tabiyay galbeedka ismaamulkaasi sida…