DHAGEYSO Dowlada ismaamulka mandera oo samaysay howlgal lagu banaynaayo wadooyinka qaar oo ay dad khaas ah xirteen

Dowlada ismaamulka mandera ayaa sameysay howlgal lagu banaynaayo wadooyinka qaar oo ay dad khaas ah xirteen iyo bulshada oo soodhawaysay halka dadkii goobahaasi dhistay ay cabasho kamuujiyeen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *