DHAGEYSO Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay nidaam u dajiyeen qorshaha maamulka

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uu maamulkiisu ku guulaystay.
C/raxamnaan Cumar Ismaan ENG Yariisow ayaa sheegay in howlaha maamulka qorshe loo sameeyay wuxuuna tilmaamay arimo ay ka mid yihiin mashaariicda hay’ada,nadaafada,amniga dib u dajinta barakacashaaya iyo qodobo kale.
Gudoomiya oo maanta la hadlayay warbaahinta qaranka Soomaaliya ayaa arimaha kale oo uu ka hadlay waxaa ka mid ah dad shacab ah oo maalmo ka hor ay ciidamada AMISOM ku dileen magaalada Muqdisho.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *