Maamulka maareeya abaaraha oo aan faahfaahin sida loo isticmaalay 4 bilyan oo shilin

Warbixin uu soo saaray hanti dhowraha guud ee dalka , Edward Ouko ayaa shaaca looga qaaday inaan melena lagu sheegi Karin 4 bilyan oo ah dhaqaale la siiyay maamulka qaran ee dowalda dhexe u qaabilsan maareynta abaaraha ee NDMA.
Warbixintan oo baarlamaanka lagu wareejiyay maalinkii arbacada ayaa waxaa sido kale ku xusan in maamulka NDMA uu soo soo gudbin dokumeentiyo muujinaya sida loo adeegsaday 2.3 bilyan oo shilin.
Sido kale waxaanan sharaxaad laga bixin qaabkii lagu soo xulay dadkii lacagahaasi ka faaiideystay iyo mid waliba qiimaha la siiyay.
Edward Ouko ayaa intaasi ku daray in NDMA aysan gudbin warbixinada laga doonayo si baaritaano loogu sameeyo isticmaalka 1.7 bilyan oo kale oo lagu bixiyay barnaamijka kenyaanka dhibaatooyinka u nugul looga badbaadiyo macluusha ee (HSNP).

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *