Posted in WARARKA

Wasirka gadiidka ee dalka UK oo is casliay

Wasiirka arrimaha gadidka ee dalka Ingiriska Jo Johnson ayaa shala shaqada iska casilkay asaga oo sheegay inuusan taagereynin qorshaha Ra’isul Wasare Theresa May ee ah…

Posted in WARARKA

Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo kordhay

Waxa sii kordhay tirada dadkii ku naf waayay qaraxyadii shalay shabaab dhimashada ee AL-SHABAB ay ka geysteen Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa tibaaxaya in Khasaaraha ka…

Posted in WARARKA

Fatahadyo iyo Roobab xooggan oo sagaal qof ku dilay dalka Urdun

Roobab xooggan oo ka da’aya dalka Jordan iyo fatahadyo ayaa waxay sababeen dhimashada sagaal qof iyada oo ay ku khasabtay mamaulka dadka ka daadgureyaan magalada…

Posted in WARARKA

9-qof oo ku dhintay dabka gobolka California

Sagaal qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen halka tobonan kuno kalana laso samatabixiyay iyada oo dab xooggan uu ka kacay Dhamaan dhimashada waxa laga sootabiyay…

Posted in WARARKA

Guddomiyaha golaha shacabka oo cambareeyay qaraxyadi shala ka dhacay magalada Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee ka dhacay Isgoyska Km4 gaar ahaan hotelka Saxafi ee Magaaladda Muqdisho,Isagoo tacsi…

Posted in WARARKA

Qof u sameynaye arday kale imtixanka KCSE-da oo gacanta lagu dhigay

Arday jamacad wax ka barta ayay booliiska gacanta ku dhigeen ka dib markii uu imtixanka u sameynaye arday wax ka dhiganaye dugsiga sare ee Nyansakia…

Posted in WARARKA

Kalonzo oo loo magacabi doono erygay dhanka nabada

xisbiga wiper Kalonzo Musyoka ayaa loo diyarinaya inuu noqdo erygayga gaarka ah ee nabada. Ila waredyada aqalka madaxtooyada ayaa waxay sheegayan in Madaxweynaha dalka Uhuru…

Posted in WARARKA

Shurucyada Michuki oo dhaqan galaya malinta Isninta

Wasiirka arrimaha gudaha Fred Matiang’i iyo dhigiisa gaadidka James Macharia ayaa waxay ku amreen inay booliiska dhaqan galiyan shurucyada Michuki laga bilaabo malinta Isniinta. Waxay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo difaacay daynta dowlada

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa diffacay lacagta dhan 5.6-Trillion ee maamulkiisa soo daynsaday tan iyo markii uu xafiska la wareegay asaga oo sheegay inay tahay…