9-qof oo ku dhintay dabka gobolka California

Sagaal qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen halka tobonan kuno kalana laso samatabixiyay iyada oo dab xooggan uu ka kacay
Dhamaan dhimashada waxa laga sootabiyay magaalada Paradise, halkasi oo gabi ahaan dadkii deganaa oo gaarayay 26,000 oo qof lagu amray inay isaga baxaan.
Sida ay sheegen laanta dab damiska gobolka California Dabkan xooggan ayaa bilaawday khamista,Wuxuuna saameeyay ila iyo 28,300 hectar,Walina Malala tacaalin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *