Fatahadyo iyo Roobab xooggan oo sagaal qof ku dilay dalka Urdun

Roobab xooggan oo ka da’aya dalka Jordan iyo fatahadyo ayaa waxay sababeen dhimashada sagaal qof iyada oo ay ku khasabtay mamaulka dadka ka daadgureyaan magalada Petra dgureyaan in ka badan 3,700 oo dal xiisayaal ah.
Sida uu sheegay afhayeenka dowlalda Jumana Ghunaimat dalxiisayaasha ayaa la geeyay goobo badbaadsan ka hor inta qaybaha kale ee magalada buuraha badan aysan qabsan.
War saxafadeed hore oo uu soo saaray Ghunaimat ayuu ku sheegay in laba haween iyo gabadh yar ay ku dhinteen

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *