Kalonzo oo loo magacabi doono erygay dhanka nabada

xisbiga wiper Kalonzo Musyoka ayaa loo diyarinaya inuu noqdo erygayga gaarka ah ee nabada.
Ila waredyada aqalka madaxtooyada ayaa waxay sheegayan in Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu qorsheynayo inuu Kalonzo u maagcaabo ergay dhanka nabada si uu u dhexdhaxadiyo is qabqabsiga gudaha dalka iyo dalka dibadiisa.
Madaxweynaha ayaa shala u muuqday inuu xilkasi u magacabo Kalonzo.

Kalonzo ayaa isna u muuqday,Sida uu sheegay inuu aqbalayo hadii tasi ay timaado.
Kalonzo ayaa horan waxa uu ka qayb galay dhexdhexadin iyo nabad radin gaar ahan dalka Somalia iyo Konfurta Sudan.
madaxweyna ku xigenkii hore waxa uu la shaqeeyay kooxo dagaalyahano ah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *