Madaxweynaha dalka oo difaacay daynta dowlada

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa diffacay lacagta dhan 5.6-Trillion ee maamulkiisa soo daynsaday tan iyo markii uu xafiska la wareegay asaga oo sheegay inay tahay waxa ay dowlada u bahantahay si ay u hormarto.
Hadalkan ayuu ka jeediyay mar uu la hadlaye dadkii ka soo qayb galay aaski loo sameynaye hoggamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka Aabihi shala.

Waa hadal uu u jawabaye hoggamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi oo ugu yeeray madaxweynaha inuu wax ka qabto daynta,Madama ay dowlalda awoodi karin

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *