Qof u sameynaye arday kale imtixanka KCSE-da oo gacanta lagu dhigay

Arday jamacad wax ka barta ayay booliiska gacanta ku dhigeen ka dib markii uu imtixanka u sameynaye arday wax ka dhiganaye dugsiga sare ee Nyansakia ee ku yala deeganka Gucha
Ardaygan jaamacada wax ka barta ayaa la qabtay ka dib markii la arkay inuu qorayo magaca mid ka mid ah ardaydii imtixanka u fadhiday.
Shakhsigas iyo ardayga ayaa ka tagaya qaybta magaca ee warqada imtixanka si ay u buuxiyaan markay dhameystaan.
Ardaygan jaamacada wax barta ayaa ahaa nambarka 10-aad halka ardayga uu ah nambarka 11-aad.
Madaxa booliska ismaamulka Kisii Edward Muli ayaa sheegay in ninkan la tuhunsanyahay la hor keenayo maxkamada marka ay booliska dhamaystiran baritanka.
Tani ayaai maneysa afar maalin ka dib markii 15-qof oo uu ka mid yahay mamulaha dugsiga sare ee Monianku ee deeganka Konfurta Mugirango gacanta lagu dhigay laguna dacweeyay inay haayeen warqadaha imtixanka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *