Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo kordhay

Waxa sii kordhay tirada dadkii ku naf waayay qaraxyadii shalay shabaab dhimashada ee AL-SHABAB ay ka geysteen Magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa tibaaxaya in Khasaaraha ka dhashay qaraxyadan uu sii siyaaday ayna dhimashada gaareyso illaa 35 ruux, halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay.
Waxaa xusid mudan Meydadka qaar ee yaalla qaar kamid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho in aan weli la garan heybtooda maadama dhaawacyo culus oo sababay in jirdooda uu kala go ay soo gaareyn’.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *