Wasirka gadiidka ee dalka UK oo is casliay

Wasiirka arrimaha gadidka ee dalka Ingiriska Jo Johnson ayaa shala shaqada iska casilkay asaga oo sheegay inuusan taagereynin qorshaha Ra’isul Wasare Theresa May ee ah inay UK ka baxdo midowga Yurub.
Johnson ayaa warqad dhigay internetka oo u ku sheegayo inuusan u codeyneynin in dalka Ingiriska uu ka baxo Midowga Yurub.
Theresa May ayaa qoesheyneysa in todobadyada soo socda ay aqalka barlamanka horkeento. Wasirka ayaa sheegay in kaliya uu u ololeynayo in aftida lagu laabto.
Ra’isul Wasaraha dalkasi ayaa qoesheyneysa inay kulan la qaadato wasiirada todobadka xiga isla markana ay hesho taagero ay wasiradeeda u muujinayaan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *