Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 20:30 PM

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm

Posted in WARARKA

Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Iiraan oo la xiray 10 sano

Maxkamad ku taallo wadanka Iiraan ayaa lagu soo waramayaa inay xabsi 10 sano ah ku xukuntay mid ka mid ah shaqaalaha wasaaradda arrimaha dibadda. Afhayeenka…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Sri Lanka iyo 44 xildhibaano hore ah oo isaga baxay xisbiga talada haya

Wararka naga soo gaaray a dalka Sri Lanka ayaa sheegaya in ra’iisul wasaarihii dhawaan la magacaabay Mahinda Rajapaksa iyo 44 sarkaal oo horay u soo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Faransiiska oo hoggaamiyaasha caalamka ugu baaqay inay nabadda ku dadalaan

Madaxweynaha Faransiiska ,Emmanuel Macron ayaa hoggaamiyaasha dhammaan wadamada dunida ugu baaqay inay ku midoobaan ka shaqeynta nabadda. Hadalkan ayuu maanta ka jeediyay caasimadda Faransiiska ee…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada xasilinta Garoowe

Madaxweynaha Maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa magacaabay Taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulkaasi. Madaxweynaha Maamulka Puntland. Markuu…

Posted in WARARKA

Siyaasiyiinta Jubilee oo beeniyay in maxkamada ICC ay billaabeyso baaritaano cusub

Waxaa mar kale wadanka ka bilaabatay hadal hayn siyaasadeed oo la xariirta baaritaanada maxkamada caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da. In ka badan 20 ka…

Posted in WARARKA

Dowlada oo amar ku bixisay howlgalo ka dhan ah Shiishadda

Dowlada dhexe ayaa bayaan ay soo saartay ku amartay dhammaan sarakiisha qaabilsan faya dhowrka inay guda galaan howlgalo ballaaran oo lagula dagaalamayo isiticmaalka ama ka…

Posted in WARARKA

Dowlada oo kala dhexdhexaadin doonto dadka ku wadanool xadka Lagdhera iyo Isiolo

Guddoomiyaha ismaamulka Isiolo John Ondego ayaa sheegay in dowlada dhexe ay horumuud ka noqon doonto wada hadalo nabadeed oo la dhex dhigayo beelaha dariska ku…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maamulka NTSA oo shaaciyay ganaaxa laga qaadayo cidii sameysa dembiyada la xariira gaadiidka

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka ee NTSA ayaa soo bandhigay lacago ganaax ah oo uu doonayo in la duldhigo qof kasta oo ka…

Posted in WARARKA

Xatooyada imtixaanada oo qorsha cusub loo dajiyay iyadoo imtixaanada galayaan todobaadkii ugu adkaa.

Mas’uuliyiinta imtixaanada ayaa la filayaa inay kor u qadaan dacwada ka dhanka ah kuwa ku lugta leh xatooyada imtixaanada oo isbuucii labaad galayaa. Imtixaanka ayaa…