kulan looga arrinsanayay sidii xal loogu heli lahaa khilaafka wajeer

Waxaa ismaamulka Wajeer lagu qabtay kulan looga arrinsanayay sidii xal loogu heli lahaa khilaafka dhexmaray beelaha walaalaha ah ee wada dega galbeedka maamul goboleedkaasi.
Kulankani ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar kamid ah waxgaradka iyo siyaasiyiinta laga soo doortay degaanada Wajeer

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *