Posted in WARARKA

Wasiirka maaliyada Soomaaliya oo baarlamaanka hortagay.

Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Xukuumada fedraalka Soomaaliya DR Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta hortagay xildhibaanada Golaha Shacabka si uu kaga jawaabo Su’aallaha ku aadan miisaaniyadda dowladda…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay dagaalo ka dhacay gobolka Galgaduud.

Ayadoo maanta baarlamaanka golaha shacbiga ee dowlada Soomaaliya ay kulan ku yeelanayaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa arintaasi baaq nabadeed ka diray gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed…

Posted in WARARKA

Wasiirka duuliska hawada Soomaaliya oo ka hadlay dab ka caya garoonka Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa Maanta wuxuu faahfaahin ka bixiyay dab saakay ka kacay Maqaayad ku taalla Gudaha Garoonka…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO: Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha Kenya 12-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/hogganka-12.11.2018-.mp3
Posted in WARARKA

Xaaladda caafimaad ee hoggaamiyaha Gabon oo liidata

Afhayeen u hadlay madaxtooyada wadanka Gabon ayaa sheegay inuu aad u xanuunsanyahay hoggaamiyaha dalkaasi Cali Bongo. Madaxweynaha oo 59 sano jir ahaa xaaladdiisa caafimaad muddooyinkii…

Posted in WARARKA

Doorashada madaxtinimo ee Bangladesh oo dib loo dhigay

Sarkaal sare oo ka tirsan guddiga doorashooyinka ee wadanka Bangladesh oo lagu magacaabo K. M. Nurul Huda ayaa xili uu ku sugnaa magaalada Dhaka shaaca…

Posted in WARARKA

5 ka mid ah ardayda sameynaya imtixaanada KCSE-da oo loo diiday inay sii wataan

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa sheegtay in tallaabo laga qaaday 5 ka mid ah ardayda sameynaya imtixaanada qaran ee fasalka afaraad ee…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo hakiyay wareysiyo shaqo oo lala yeelan lahaa sarakiil ku biiraya NCIC

Golaha sharci dejinta ee dalka ayaa maanta dib u dhigay wareysiyo uu doonayay inuu la yeesho saraakiil soo codsaday inay ka mid noqdaan howlwadeenada ugu…

Posted in CIYAARAHA

Barca oo guul daro kala kulantay kooxda Real Betis.

Barcelona ayaa xaley lagu xasuuqay garoonkeeda Camp Nou, kaddib markii ay guuldarro xunuun badan kala kulmeen Real Betis. Kooxda balugrana ayaa waxaa looga adkaaday 4-3…

Posted in CIYAARAHA

JUventus oo guul raaxo leh ka heshay AC Milan

Guushii xalay ay ka gareen kooxda AC Milan, kadib ayaa Juventus horyaalka Serie A ka gaartay heer aysan ebid horey uga gaarin. Waxay 12-ka kulan…