Posted in WARARKA

Mataatuuleyda oo Kenyaanka ka raali geliyay saameyntii shalay ku timid

Wadayaasha baabuurta ay dadweynaha ku safraan ee u kala goosha xaafadaha iyo magaalooyinka kala duwan ayaa meesha ka saaray shaqa joojin qaran oo ay shalay…

Posted in WARARKA

15 eedeysanayaal ah oo lala xariiriyay xatooyada imtixaanka KCSE-da oo 15 maalmood xabsiga ku sii jiraya

Eedeysanayaal ay tiradoodu gaareysa 15 qof oo loo haysto inay ku kaceen falalka aanan habbooneyn xiliga imtixaanada qaran ayay maxkamadu go’aamisay in xabsiga lagu sii…

Posted in WARARKA

Midowga Yurub oo Kenya deymo siin doono ilaa iyo 2022-ka

Midowga Yurub ayaa muddo 5 sano ah ku daray waqtiga dowlada Kenya loo ogolyahay inay ka qaadato lacago amaah ah. Shanta sano ee soo socoto…

Posted in WARARKA

Abaanduulaha booliska oo sheegay in la xiray ku dhawaad 2000 oo qof oo aanan ilaalin shuruucda gaadiidka

Taliyaha guud ee ciidamada booliska dalka Mr. Joseph Boinnet ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu dhigay ku dhawaad 2,000 oo qof kadib markii lagu…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo maanta ka doodi doono sharci ku saabsan sinaanta jinsiyadda

Golaha qaran ee sharci dejinta ayaa galinka dambe ee maanta la filaya inuu yeesho dood ku aaddan sida sara loogu soo qaadi karo tirada haweenka…

Posted in WARARKA

Warbixin laga soo saaray xadgudubyada loo geysto carruurta Kenyaanka ah

Hay’adda caalamiga ee qaabilsan badbaadinta carruurta ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay ku sheegtay inay jiraan xadgudubyo noocya badan oo lagula kaco carruurta u…