Day: November 14, 2018
DEG DEG: Gavanaha ismaamulka Migori ayaa mar kale xabsiga loo taxaabay
DEG DEG: gudoomiyaha ismaamulka Migori ayaa mar kale xabsiga loo taxaabay kadib markii gurigiisa Nairobi laga helay 8 hub oo rasaas ah. Shaley ayay ahayd…
DHAGEYSO: warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM
DHAGEYSO: warka Duhurnimo ee idaacada star fm
DEG DEG: wasiirka difaac Israel oo is casilay.
Wasiirka difaaca Israel Avigdor Lieberman ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iscasilay, wuxuuna ugu yeeray in sida ugu dhaqsiyaha badan loo qabto doorasho, isagoona sheegay inuu…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Geeddi Socodka Dayn Cafinta Soomaaliya
Shirka Toddobaadlaha ah Geeddi Socodka Cafinta Daymaha Lagu Leeyahay Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Waxaa Diirada Lagu Saaray Halka…
Dhacdo:-Wiil Taleefoon Awgii Wabiga Shabeelle Ugu Geeriyooday
Wararka Ka Imaanaya Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Ayaa Sheegaya In Wabiga Shabeelle Qeybta Uu Ka Maro Degmadasi Laga Baadi Goobayo Meydka Wiil Dhalinyaro…
Tababarihii Hore Ee Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Ku Geeriyooday Dalka Canada.
Tabbabarihii Hore Ee Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Kubadda Kolayga Macallin Cabdi Maxamed Cige Oo Ku Magac Dheeraa Cabdi Dheere Ayaa Galinkii Dambe Ee Shalay Ku…
Madaxweyne ku xigeenka dalka oo ka hadlay musuqmaasuqa
Ku xigeenka madaxweynaha dalka Mr. Willaim Ruto ayaa deeq bixiyaasha iyo saaxiibada Kenya u xaqiijiyay inay dowladu ka go’antahay la dagaalanka falalka musuqmaasuqa. Mr. Ruto…
DHAGEYSO Wiil 11 sano jir ah oo meydkiisa laga helay ismaamulka Machakos
Wararka naga soo gaaraya maamul goboleedka Machakos ayaa sheegaya in la helay medyadka wiil ay da’diisu tahay 11 sano oo lagu magacaabo Nimrod Mutua Malinda,…
Ugu yaraan 5,600 qof oo loo xiray inaysan ilaalin shuruucda gaadiidka
Waxaa maalinkii saddeexaad galay howlgalada ay fulinayaan laamaha ammaanka ee la xariira u hoggaasanka shuruucda gaadiidka ee uu horay u soo saaray wasiirkii hore Mr….
Arsenal oo Wakiila u dirtay Gianluca Mancini si ay u soo daawdaan.
ARSENAL ayaa isha la raaceysa daafaca dhexe ee kooxda Atalanta Gianluca Mancini, waxaana lagu soo waramayaa inay u dirtay khuburada sahmiya suuqa. Gianluca Mancini ayaa…