Posted in WARARKA

Warka subaxnimo 8:00 am – 11-15-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/NEWS-15-11-2018-8-AM.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo Sharaxay Heshiiska Sadex Geesoodka ee Wadamada Gobolka

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Faahfaahin ka bixiyay xiriirka wadamada Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya iyo mustaqbalka waxa…

Posted in WARARKA

Saraakiisha Saadka Ciidanka Qalabka Sida oo Tababaro Loo Soo Xiray.

Saraakiisha qaybaha saadka ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxaa loogu so gabagabeeyay Tababar Socday Mudo sadex cisho ah waxaana ka soo qaybgalay…

Posted in WARARKA

Mugo wa Wairimu oo 10 Maalmood Xabsiga ku Jiraya

Ciidamada booliska ee dalka ayaa muddo 10  maalmood ah xabsiga  ku hayn doono James Mugo Ndichu,  oo  isugu yeera   Dr Mugo wa Wairimu kadib markii…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Migori oo Maxkamad la soo Taagay

Waxaa maanta mar kale maxkamad  la soo taagay  barasaabka  ismaamulka  Migori Mr.  Okoth Obado kadib markii shalay  la sheegay in gurigiisa laga helay  hub. Sarakiisha…

Posted in WARARKA

Xamaas oo u Dabaaldageysa Iscasilaadii Wasiirkii Difaaca ee Israa’iil

Ururka Xamaas ee dalka Falastiin  ayaa guul siyaasadeed oo u soo hooyatay ku tilmaamay tallaabadii uu  iskucasilay  wasiirkii  gaashaandhigga ee  Israa’iil Avigdor Lieberman. Waxay sheegeen…

Posted in WARARKA

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo Lagu Ttageeray ka Bixitaanka Midowga Yurub

Wasiirada  ingiriiska ayaa  ra’iisul wasaare Theresa   May  ku tageeray   olalaha  ay ugu jirto  in boqortooyadaasi ay isaga  baxdo  midowga Yurub ee EU-da. Waxay  ansaxiyeen  heshiiska…

Posted in WARARKA

Dowlada oo ka Hadashay Dhaqaale Yarida Haysata Ismaamulada

Xoghayaha wasaaradda  qorsheynta, Julius Muia ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta  keentay  gaabad dhanka dhaqaalaha ah oo ay maamul goboleedyada dalka  cabasho ka muujiyeen. Waxaa uu…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo u Digay Qandaraasleyda aanan Mashaariicda Dhameystirin

Guddiga baarlamaanka dalka u qaabilsan  xisabaadka  ee  PAC ayaa digniin u diray qandaraaslayaasha  aanan  waqtigii lagu heshiiyay ku dhameynin mashaariicda  loo xilsaaray ama  sida habboon…

Posted in WARARKA

4 Qof oo ku Dhimatay Shil ka Dhacay Nyeri

Wararka naga soo gaaraya maamul goboleedka Nyeri ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in shil xalay dhacay ay ku dhinteen 4 qof oo rakaab ah oo…