Posted in WARARKA

Myanmar oo xirtay in ka badan 100 qof oo ka mid ah Rohingya

Saraakiisha waaxda socdaalka ee dalka Myanmar ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku dhigeen 106 qof oo saarnaa dooni ay doonayeen inay ugu gudbaan wadanka…

Posted in WARARKA

Wariye Jamaal khajohji oo duco loo sameeyey maanta

Wariyihii caanka ahaa ee la dilay Jamaal Khashogji ayaa maanta waxaa duco loogu sameeyey magaalada barakeysan ee madina. Wariyahani ayaa lagu dhex dilay qunsuliyadda uu…

Posted in WARARKA

Ugu yaraan 42 qof oo ku dhimtay shil ka dhacay wadanka Zimbabwe

Ugu yaraan 42 qof oo rakaab ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhimatay shil ka dhacay wadanka Zimbabwe Shilkan ayaa dhacay kadib markii taankiga…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm 8:30 PM

DHAGEYSO warka fiidnimo ee idaacada star fm

Posted in WARARKA

Afhayeenka Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

Afhayeenka Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Oo Maalmahanba Booqasho Ku Jooga Isaga Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Jamhuuriyadda Turkiga Ee Waqooyiga Cyprus ayaa la…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo isniinta soo bandhigi doono ciidamada ilaalada badaha

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa la filaya in maalinka isniinta ee toddobaadka soo socdo uu si rasmi ah u soo bandhigo adeegga ciidamada ilaalinaya…

Posted in WARARKA

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo howl galo AL-shabaab ka dhan ah ka sameeyay gobolka Galgaduud.

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay gobolkaasi ka bilaaben howlgal ka dhan ah ururka…

Posted in WARARKA

Gudiga difaaca Soomaaliya oo baaraya weerarkii Hotel Saxafi.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Guddiga Difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya uuna ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddigaas xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa lagu sheegay…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

Warka duhurnimo 1.30pm– 11-16-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/NEWS-16-11-2018-1.30-PM.mp3
Posted in WARARKA

Maraykanka oo yareeynaya ciidamadiisa Afrika

Wasaaradda gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday in la dhimi doono ciidamadeeda howlaha nabad sugidda u joogo qaaradda Afrika. Afhayeenka Pentagon Candice Tresch ayaa…