Posted in WARARKA

Iran oo QM ka dalbatay in ay dhex dhexaadiso qilaafka kala dhaxeeyo Mareykanka

Safiirka xilka sii baneenaya ee Iran ku matalada Jimciyada Qurumaha ka dhexeyso Mudane Gholam-Ali Khoshroo ayaa Qaramada Midoowe ka codsaday in ahmiyad gaar ah ay…

Posted in WARARKA

Tababar loo furaayo Dhalinyaro ka kala socda Wadamada Carabta iyo Yurub

Dhallinyaro ka socota Jaamacadda Carabta iyo kuwa Midowga Yurub ayaa maanta ka qeybgalaya tababar afar cisho ah ay soo qaban qaabiyeen Waaxda Arimaha Dhallinyarada Wasaaradda…

Posted in WARARKA

Bulshada bariga Afrca oo taageray in Kenya ay ka mid noqoto xubnimadda Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Dowladaha xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika ayaa taageeray dalabkii Kenya ee ku aaddanaa xubinimada joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (sanadaha 2021-2022….

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/NEWS-17-11-2018-1.30-PM.mp3
Posted in WARARKA

71 qof oo ku dhimtay dab ka kacayaa Waqooyiga gobolka California ee dalka Mareykanka

Tirada dadka ku dhintay laba dab oo ka ololaya Koofurta iyo Waqooyiga gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa gaartay 71 qof. Sido kale waxaa la…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Shir Madaxeedka Afrika oo maanta Itoobiya ka furmaya

R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed (Khadar) Ayaa maanta Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya Uga qayb galaayo shirka madaxda Africa oo…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyaasha dalka oo soo saaray ogaysiis shaqo joojin ah.

Kalkaalisyaasha ka hawlgalaa isbitaalada dadweynaha ee dalka ayaa soo saaray ogaysiis shaqo joojin ah . Kalkaalsiyaasha ayaa dowladda dalka u qabtay ila iyo 21 maalmood…

Posted in WARARKA

Maxamed Bin Salmaan oo lagu eedeyay dilkii wariye Jamaal Khashogji

Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee CIA ayaa soo afjartay baaritaan ay ku baadigoobayeen cidii amartay dilkii wariyihii dhaliili jiray Boqortooyada Sacuudiga Jamal…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegeysa Isbitaala Ku Yaalla Muqdisho

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dhawaan la wareegeyso Isbitaalo ku yaalla Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,si loo hubiyo tayada Caafimaada ee dalka Soomaaliya….

Posted in WARARKA

Dowladda dalka oo mar kale ku kordhisay mamnuucista dhirta.

Wasiirka wasaarada deegaanka dalka Keriako Tobiko ayaa mudo hal sano ah ku kordhiyay mamnuucista dhirta. Waqtikii ay dowladu horay u mamnuucday xaluufinta dhirta ayaa ku…