Posted in WARARKA

 Xildhibaanka degaanka Nandi Hills oo ku baaqay in la baaro madaxweyne ku xigeenka dalka

Mudanaha laga soo doortay degaanka Nandi Hills ee gobolka Rift Valley Mr. Alfred Keter ayaa soo jeediyay in baaritaano lagu sameeyo madaxweyne ku xigeenka dalka…

Posted in WARARKA

16 kaluumeysata Tanzanian ah oo loo xiray inay si sharci daro uga kaluumeysanayeen ismaamulkak migori.

Mas’uuliyiinta Kenya ayaa xiray ugu yaraan 16 kaluumeysata oo u dhashay wadanka Tanzania kuwasoo lagu eedeyay inay si sharci daro dalka ku soo galeen ayna…

Posted in WARARKA

Joseph Boinnet oo beeniyay eedeymaha sheegaayo in ciidamada ilaalada xuduudaha ay laaluush ka qaaataan ururka Al shabab.

Abaanduulaha booliska dalka Joseph Boinnet ayaa beeniyay warbixino sheegaaya in ciidamada ilaaliya xuduudaha wadanka la leeyaha Soomaaliya ay laaluush siyaan ururka Al shabab si ay…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru oo sheegay in lagu dhawaaqi doono natijada imtixaanka dugsiga hoose.

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay in natijada imtixaanka dugsiga hoose dhexe ee primariga uu diyaar yahay in la soo saaraayo. Hadalkan ayuu jeediyay…

Posted in WARARKA

Dadaaladii caafimaad ee lagula tacaalayay Ebola oo la hakiyay

Wararka naga soo gaaraya jamhuuriyadda dimuqaradiyadda Kongo ee DRC ayaa sheegaya in saraakiisha caafimaadka ay hakad geliyeen dadaaladii ay kula tacaalayeen cudurka Ebola ee halkaasi…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magalada Barbara

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Berbera, waxana halkaas kusoo dhaweeyey shacabka ku dhaqan magaalada Berbera…

Posted in WARARKA

Shir heer Caalami ah oo ku saabsan Ganacsiga oo Muqdisho ka furmay

Waxaa maaanta magaalada Muqdisho ka furmay shir heer caalami ah oo looga hadlayo ganacsiga Soomaaliya. Sido kale waxaa la eegaya horumarada dhaqaale ee dalka soomaaliya…

Posted in WARARKA

In ka badan 200 oo gabdhood oo laga soo badbaadiyay guurka xili hore

Ugu yaraan 200 oo ka mid ah gabdhaha ku nool ismaamulka Kajiado ayaa laga soo badbaadiyay in iyagoo aanan qaangaarin rag loo guuriyo. 66 ka…

Posted in WARARKA

Maalinka la xasuusto dadka ku dhintay shilalka oo dalka looga dabaaldegay

Waxaa maanta degmada Sachangwan ee ismaamulka Nakuru lagu qabtay munaasabad loogu dabaaldegayay maalinka adduunka ee la xasuusto dadka ay shilalka kala duwan nooloshoodu galaafteen. Xuska…

Posted in WARARKA

wareysi xiisa badan oo aan la yeelanay nin makarafoon dadka ugu yeera baska ay raacayaan

Qeybaha kala duwan ee bulshada waxay leeyihiin xirfado ay ku shaqeystaan. Qaarbaa aqoon leh oo wax bartay halka kuwa kalena ay leyihiin hibooyin u gaar…