wareysi xiisa badan oo aan la yeelanay nin makarafoon dadka ugu yeera baska ay raacayaan

Qeybaha kala duwan ee bulshada waxay leeyihiin xirfado ay ku shaqeystaan.
Qaarbaa aqoon leh oo wax bartay halka kuwa kalena ay leyihiin hibooyin u gaar ah iyo aftahannimo ay ku mareeyaan noolal maalmeedkooda.
Cabdirisaaq Cabdullahi Gulleed oo ku magacdheer siimba kasiimba wuxuu mudo ka badan 20 sano ku sheqeystaa xirfadda dillaalnimada waxaa uuna raraa babuurta u kala goshta xeryaha qaxootiga iyo dalka qeybihiisa kala duwan gaar ahaan basaska , in kastoo uunan shaqaale ahayn hadana waa aftahan rakaabka u soo jiida hadba baskii taagan wuxuuna wataa makarafoon uu dadka cod-dheer ugu sheegayo baska taagan iyo halka uu u socdo.
Hadaba wariyaheena xeryaha qaxootiga iyo degaanka Dhadhaab Maxamad Baaruud Xussein ayaa la kulmay ninkaasi wareysigan ayuuna la yeshay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *