Xildhibaanka degaanka Nandi Hills oo ku baaqay in la baaro madaxweyne ku xigeenka dalka

Mudanaha laga soo doortay degaanka Nandi Hills ee gobolka Rift Valley Mr. Alfred Keter ayaa soo jeediyay in baaritaano lagu sameeyo madaxweyne ku xigeenka dalka Mr. Willaim Ruto.
Xildhibaankan, dhigiisa degaanka Cherangany Joshua Kutuny iyo Silas Tiren oo laga soo doortay Moiben ayaa baaqan soo saaray.
Waxay doonayaan in madaxweyne ku xigeenka dalka wax laga weydiiyo fadeexadda la xariirta galeyda iyo bacriminta.

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *