Posted in WARARKA

Dhagayso: Warka habeenimo ee idaacada Star Fm

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-10PM-2018.mp3
Posted in WARARKA

Xukumadda Germalka oo dalkeeda ka mamnuucday dad looga shakisanyahay dilka Wariye Jamaal Khashoggi

Boqorka Sucuudiga oo khudbaddiisa sanadlaha ah ka jeedinayay baarlamaanka ayaa sheegay inaysan jirin dambi dalkaasi laga gaystay oo aanan dadkii fuliyay la ciqaabi doonin. Wuxuu…

Posted in WARARKA

Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay mashruuc muhiim ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo daah furay Barnaamijka Horumarinta bilicda Caasimadda iyo shaqo abuurka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in barnaamijkan uu…

Posted in WARARKA

Natijada Imtixaanka KCPE-da oo maanta la shaaciyay

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa duhurnimadii maanta dugsiga Star of the Sea ee ismaamulka Mombasa shaaca uga qaadday natiijada ka soo baxday…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Wajiga koobad ee ololaha isxilqaan oo maanta la soo gabagabeeyay.

Wasaarada difaaca ee dowlada Fedraalka Soomalaiya ayaa maanta waxay soo gabagabaysay ololaha isxilqaan ee lagu dhisayo golaha murtida iyo wacyigalinta Soomaaliya ee National Tiyaatar. Ololaha…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO:Barnaaamijka Madash, Ganacsiga 19-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/hogganka-19.11.2018-1-1.mp3
Posted in WARARKA

Xassan Sheikh Maxmuud oo gaaray magaalada Kismaanyo

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta loogu Soo dhoweeyey magaalada Kismaanyo…

Posted in WARARKA

Ku xigeenka Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo ka warbixiyay shirk uu Adis Ababa uga qayb galay.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa dalka Itoobiya uga qeyb galay Shir Madaxeedka Midowga Afrika,waxana uu faah faahin ka bixiyay qodobadii ugu…

Posted in WARARKA

Human Rights Watch oo ka hadashay saraakiil lagu xiray Masar

Hay’adda caalamiga ee u ololeysa xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in saraakiisha dowlada Masar ay xirxireen dad…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha oo maanta xariga ka jaray adeegga ciidamada ilaalada badaha

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta si rasmi ah magaalada Mombasa ee gobolka xeebta xariga uga jaray adeegga ciidamada qaabilsanaan doono ilaalinta badaha. Saraakiishan…