Posted in WARARKA

DHAGAYSO:Warka habeenimo

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-10PM-2018-2.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO:Barnaamijka Hoggaanka star,Qoyska iyo waalidnimada 20-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/hogganka-20.11.2018-.mp3
Posted in WARARKA

Wasaarada maaliyada Soomaaliya oo ka jawaabtay eedaymo loo soo jeediyay.

Kadib markii warbixin ka hadlaysa miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee sanadka 2018-ka loo qaybiyay xildhiibanada golaha shacabka Soomaaliya ayna warbixintaas soo diyaariyaan gudiga maaliyada ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

AMISOM oo sheegtay inay AL-shabab ka saarayaan gobolada Jubooyinka.

Madaxa ciidamad AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya Francisco madeira yaa sheegay inaysan muhiim gaara siinayn joogitaankooda Soomaaliya balse ay doonayaan inay Toos u raacayaan…

Posted in WARARKA

Xildhibaan ka badbaaday qarax gaarigiisa lagu xiray.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO:warka Duhurnimo ee idaacada star FM 1:30 PM

DHAGEYSO:warka Duhurnimo ee idaacada star FM

Posted in WARARKA

Maalinka carruurta adduunka oo loo dabaaldegayo

Waxaa maanta guud ahaan dunida laga xusaya maalinka carruurta caalamka . Xuskan ayaa sannad kasta loo dabaaldegaa 20-ka Novembar oo maanta ku beegan. Hay’adda caalamiga…

Posted in WARARKA

Sacuudi Carabiya iyo imaraadka oo Yemen u ballanqaaday 500 milyan oo doolar oo gargaar ah

Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo dowlada isutaga imaraadka Carabta ayaa ballanqaaday inay gargaarka bani’aadanimo ee Yemen ku taageerayaan dhaqaale dhan 500 oo milyan oo doolar. Waxay…

Posted in WARARKA

IIraan oo ku hanjabtay inay isaga baxeyso heshiiskii Nukliyeerka

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Iiraan Iranian ,Javad Zarif ayaa maanta oo talaada ah wacad ku maray in dalkiisa uu isaga baxayo heshiiskii uu…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka Kimilili oo ka soo horjeestay sharciga sinnaanta Jinsiyadda

Mudanaha laga soo doortay degaanka Kimilili ee ismaamulka Bungoma Didmus Barasa ayaa si adag uga hadlay mooshinka la doonayo in galinka dambe ee maanta uu…