
Waxaa maanta guud ahaan dunida laga xusaya maalinka carruurta caalamka .
Xuskan ayaa sannad kasta loo dabaaldegaa 20-ka Novembar oo maanta ku beegan.
Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty International ayaa dhanka kale dowlada Maraykanka ugu baaqday inay siideyso carruurta lagu hayo xarun ku taallo koonfurta Texas .