Wasaarada maaliyada Soomaaliya oo ka jawaabtay eedaymo loo soo jeediyay.

Kadib markii warbixin ka hadlaysa miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee sanadka 2018-ka loo qaybiyay xildhiibanada golaha shacabka Soomaaliya ayna warbixintaas soo diyaariyaan gudiga maaliyada ayaa waxaa ku sheegeen in wasaarada maaliyada ay ka jiraan falal musuqmaasuq ah.
gudiga maaliyada ee golaha shacbiga Soomaaliya ayaa eedaymo u jeediyeen wasaarada maaliyada Soomaaliya waxayn sheegeen inuusan jirin koboc dhaqaale oo wasaaradu ay samaysay.
arintaas ayaa waxaa ka hadlay wasiirka wasaarada malaiyada dowlada Fedraalka Mudane C/raxmaan Ducaale Bayle.
Wasiirka maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka uu si weyn u kobcay loona baahan yahay in laga faa’iidaysto balse aysan ahayn in dhaliilo la isku soo jeediyo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *