Posted in WARARKA

Booliska caalamiga ee Interpol oo madax cusub loo doortay

Kim Jong Yang oo dhalasho ahaan ka soo jeedo kuuriyada koonfureed ayaa loo doortay madaxa booliska caalamiga ee Interpol. Waxaa uu noqonaya mas’uulkii lixaad ee…

Posted in WARARKA

Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Kabul oo 55 gaartay

Waxaa sara u sii kacday tirada dadkii ku dhintay weerar shalay laga fuliyay caasimadda wadanka Afghanistan ee Kabul iyadoo ilaa iyo hadda ay ku dhinteen…

Posted in WARARKA

In ka badan 85,000 oo carruur ah oo macluul ugu dhintay Yemen

Hay’adda badbaadada Carruurta ee Save The Children ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Carruur ay tiradoodu gaareyso 85,000 ay macluul ugu dhinteen wadanka…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada baarlamaanka oo ku kala qeybsan ansaxinta sharciga jinsiyadda

Waxaa galinka dambe la filaya in maalinkii labaad baarlamaanka dalka uu yeesho dood lagu kala qeybsamay oo ku saabsan meel marinta sharci la doonayo in…

Posted in WARARKA

Booliska oo raadinaya koox weerar ka geysatay Kilifi

Ciidamada ammaanka ee degaanka Malindi ee ismaamulka Kilifi ayaa lagu soo waramayaa inay ku raadjoogaan dabley xalay weerar geysatay. Falkaasi ayaa lagu afduubtay haweeney ka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO: Barnaamijka Hoggaanka star,Arrimaha Kenya 21-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/hogganka-21.11.2018-.mp3
Posted in WARARKA

Nuurdiin Xaaji oo ka hadlay toogashadii Idiris Mukhtar

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin wax habacsanaan ama fududeysi ah oo jirta oo ku saabsan…

Posted in WARARKA

Xuduuda Kenya iyo Somalia oo ay suuragal tahay in dhawaan la furo

Xadka ay wadagaan wadamada dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya oo waayadii dambe xirnaa ayaa la filaya in dhawaan dib loo furo. Tallaabadan ayaa sara…

Posted in WARARKA

DHACDO Layaab leh: Waalid u dilay gabadhooda buunda hoose ay keentay awgeed.

Ciidamada booliska ismaamulka Bungoma ayaa bilaaway gabadh 15 jir oo ku dhimatay gacmaha waalidkeeda. Dad daris la ah gabadha la dilay oo lagu magacaabo Abigael…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo difaacay cilaqaadka kala dhexeeya Sacuudi Carabiya

Hoggaamiyaha Maraykanka Donald Trump ayaa si weyn u difaacay xiriirka dalkiisa kala dhaxeeya boqortooyada Sucuudi Carabiya in kastoo xukuumada Riyaadh ay wajahayso cadaadis iyo dhaleeceyn…