DEG DEG: 5 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay degaanka Malindi

Weerar ka dhacay degaanka Malindi ee ismaamulka Kilifi ee gobolka xeebta ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaawacmeen 5 qof .
Falkaasi ayaa sido kale lagu afduubtay muwaadin u dhashay Talyaaniga.
Rag hubeysan oo ay boolisku ku tilmaameen burcad ayaa ayaa 11-kii habeenimo ee xalay weeraray goobta ganacsi ee Chakama.
Dhaawaca ayaa la geyay isbitaalka degaanka Malindi waxayna wararku sheegayaan in laba ka mid ah ay xaaladoodu liidato.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *