Posted in WARARKA

DEG DEG: Chelsea oo heshiis cusub oo shan sano ah ka saxiixatay N’Golo Kante

Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah shabakadeeda ugu shaacisay maanta in N’Golo Kante ay ka saxiixatay heshiis cusub. Heshiiskan ayaa waxuu Kante garoonka Stamford Bridge…

Posted in WARARKA

ISIS oo sheegtay inay galbeedka Afrika ku dishay 118 qof

Kooxda la magacbaxday khilaafada islaamiga ee ISIS ayaa sheegatay mas’uuliyadda 5 weeraro ah oo toddobaadkan gudihiisa laga fuliyay galbeedka Afrika. Falalkan ayaa waxaa ku dhintay…

Posted in WARARKA

Weerar lagu qaaday qunsuliyadda shiinaha ee Pakistan

Wararka naga soo gaaraya dalka Pakistan ayaa sheegaya in laba sarkaal oo boolis ah la dilay kadib weerar lagu qaaday qunsuliyadda dowlada Shiinaha ay ku…

Posted in WARARKA

Iiraan oo beenisay eedeyn uga timid Maraykanka

Dowlada iiraan ayaa gaashaanka u daruurtay eedeyn uu Maraykanka u soo jeediyay oo ku aaddan hubka nukliyeerka. Waxay iiraan iska fogeysay inay ku xadgudubtay shuruuc…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO:warka Duhurnimo ee idaacda star fm 1:30 PM

DHAGEYSO:warka Duhurnimo ee idaacda star fm

Posted in WARARKA

Maamulka Jubaland oo digniin u diray dadka daawooyinka ka ganacsada.

Maamulka Jubbaland ayaa digniin u diray Ganacsatada iyo dhaqaatiirka ka howlgasha deeganada maamulkaas ee iibinaya daawooyinka aan la hubin tayadooda oo ay ka dhalan karto…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Gudiga Dastuurka Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay howlaha dib u eegista Dastuurka.

Xoghayaha gudiga labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliy ee la socodka howlaha Dastuurka Senetor Xuseen sheikh Maxamuud oo maanta la hadlayay Telefishinka qaranka Soomaaliya ayaa sharaxaad…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo la kulmay ururada rayidka

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa kulan la qaatay ururada rayidka , kuburada ku takhasuay sharciga, maamul wanaagga , maamulka iyo…

Posted in WARARKA

Ragga macalinimada barta oo ay tiradooda ka hooseyso midda haweenka

Golaha imtixaanada qaran ee KNEC ayaa warbixin uu soo saaray shaaca kaga qaaday in tirada ragga ee baranaya culuunta macalinimada ay hooseyso marka loo barbardhigo…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO:Barnaamijka Madasha,waxbarashada 23-11-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/Madasha-23-11-2018-.mp3