Posted in WARARKA

dhagayso:warka habeenimo

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/11/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-10PM.mp3
Posted in WARARKA

Booliska Turkiga oo wada baaritaan hor leh oo ku saabsan dilkii suxufi Jamal Kashoggji

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran oo kaashanaya Booliska Turkiga ayaa baaritaano lagu baadi goobayo dad lala xiriirinaayo ku lug lahaasha dilkii Wariye Jamaal Kashoggi…

Posted in WARARKA

Dibad bax kadacay magaalada habasweyne ee isamamulka wajir

Waxaa maanta magaalada habasweyne ee dhacdha goonfurta wajir kadacay banaanbax balaaran oo looga soohor jeedo mashruuc xariga looga jari rabo magaalada wajir kaasoo aay maalgalinayso…

Posted in WARARKA

Shir looga hadlayey amniga dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib u habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo tubta amniga iyo…

Posted in WARARKA

Qarax Khasaare geystay oo Muqdisho ka dhacay

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo duhurnimadii maanta ka dhacay Isgoyska Kaawo-godey ee Degmada Wadajir, sida ay inoo sheegeen saraakiil…

Posted in WARARKA

DHAGAYSO:Ururka suxufiyiinta Soomaaliya oo eedaymo ujeediyay xukuumada.

Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Muqdisho ku qabteen ururka Suxufiyiinta qaranka Soomaaliya ee NUSOJ ayay kaga hadleen dhibaatooyin ay sheegeen in xukuumada Soomaaliya ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Dhaqaalaha ku baxa safarada madaxda dowlada Soomaaliya oo la soo bandhigayo.

Wasaaada maaliyada dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo bandhigayso cadadka ay gaarsiisan yihiin dhaqaalaha ku baxa safarada kala duwan ee dalka gudihiisa iyo dibadiisabada…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay shir ka dhacay Nairobi.

Madaxweynhaa Jamhuuriyada fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo ku sugan magaaladaA Nairobi ee caasimada dalkaan Kenya ayaa wuxu ka qayb galay shirka dhaqaalaha Badaha…

Posted in WARARKA

Diiwaan galinta Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo maanta la soo gabagabaynayo.

Gudiga qaban qaabada doorsahda madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta soo gabagabaynayaan diiwaan galinta musharaxiinta u taagan xilka ugu sareeya maamulkaasi. Xoghayaha…

Posted in WARARKA

4 sarkaal oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Istanbul

Duqa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Cali Yerlikaya ayaa sheegay in 4 sarkaal ay ku dhinteen halka mid kalena uu ku dhaawacmay burbur diyaaradeed oo…