20 ka mid ah ciidamada Afghanistan oo ay Talibaan dishay

Ugu yaraan 20 ka mid ah ciidamada ammaanka ee wadanka Afghanistan ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay weerar gaadmo ah.
Kooxda Talibaan ayaa falkaasi ka geysatay gobolka galbeed ee Farah .
Dadullah Qaneha oo xubin ka ah golaha gobolka ayaa sheegay in la dhaawacay 4 boolis ah oo uu ka mid yahay taliye ku xigeenka booliska ee Farah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *