Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO: warka Duhurnimo ee idaacada star 1:30 PM

DHAGEYSO: warka Duhurnimo ee idaacada star

Posted in WARARKA

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi ka socda midowga Africa oo ku wajahan magaalada Beledweyn.

R/Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi ka socda Golaha Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika ayaa maanta waxaa la filayaa inay gaaraan Magaalada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Wasiirka haweenka Soomaaliya oo sheegtay in xaquuqda dumarka ay tahay arrin muhiim ah.

Wasiirka wasaarada arimahaa haweenka iyo xaquuqul insaanka dowlada fedraalka Soomaaliya Marwo Deeqo Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa sheegtay inay muhiimada gaar ah leedahay todobaadyada ololaha ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Aqalka sare ee Soomaaliya oo sheegay in la xaliyay khilaafka dowlada dhexe iyo maamulada.

Xubnaha Golaha Aqalka Saree Soomaaliy ee loo xil saaray Dhex dhexaadinta Dowladda Fedraalka ah iyo maamul goboleedyadda xubnaha ka ah ayaa Ku dhawaaqay in la…

Posted in WARARKA

Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga oo codsaday inuu la kulmo Erdogan

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa sheegtay in dhaxalsugaha xukuumada Riyaadh Maxamad Bin Salman uu codsaday inuu kulan la qaato madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan….

Posted in WARARKA

Dowlada oo kordhin doonto lacagaha la siiyo wayeelada

Wasiirka wasaaradda shaqaalaha iyo badbaadinta bulshada ee dalka Ukur Yatani ayaa sheegay in dowladu ay kordhin doonto qiimaha lacagta ah ee bil waliba la siiyo…

Posted in WARARKA

DHACDO LA YAAB LEH: waraaba weeraray laba tuula ayaa wuxuu dhaawacay 4 qof

Wararka naga soo gaaraya waqooyiga ismaamulka Wajeer ayaa sheegaya in waraabe weeraray tuulo lagu magacaabo Malkagufu uu dhaawac gaarsiiyay 4 qof oo laba ka mid…

Posted in WARARKA

Shirka looga hadlayo kheyraadka biyaha oo maalinkii labaad ka socdo Nairobi

Waxaa maalinkii labaad xarunta lagu qabto shirarka caalamiga ee KICC ,magaaladatani Nairobi ka socdo kulan looga arrinsanayo sida looga faaiideysan karo dhaqaalaha ka soo xaroodo…

Posted in WARARKA

Abaanduulaha booliska oo wacad ku maray in tallaabo laga qaadayo dadka dhibaateeya saraakiisha ammaanka

Taliyaha guud ee ciidamada booliska ee dalka Mr. Joseph Boinet ayaa wacad ku maray in tallaabo sharciyeed laga qaadayo dad shacab ah oo muuqaal ka…

Posted in CIYAARAHA

HORDHACA: kulanka adag ee Roma Iyo Ream Madrid

Kooxda difaacaneysa koobka Champions League ee Real Madrid ayaa u marti ah AS Roma kulamada 5-aad ee heerka group-ka tartanka Champions League. Los Blancos ayaa…