DHACDO LA YAAB LEH: waraaba weeraray laba tuula ayaa wuxuu dhaawacay 4 qof

Wararka naga soo gaaraya waqooyiga ismaamulka Wajeer ayaa sheegaya in waraabe weeraray tuulo lagu magacaabo Malkagufu uu dhaawac gaarsiiyay 4 qof oo laba ka mid ah la geeyay isbitaalka weyn ee magaalada Wajeer

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *