Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO:warka Duhurnimo ee idaacada star FM 1:30 PM

DHAGEYSO:warka Duhurnimo ee idaacada star FM

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Taliska ciidamada Africom oo kulan la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya.

Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee ku sugan qaarada Afrika ee magacooda loo yaqaan Africom ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi…

Posted in WARARKA

Xildhibaano sheegay inay dacwad ka gudbiyeen gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya.

Xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay dacwad ka gudbiyeen gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacbiga Soomaaliya Mahad Cabdallah Cawad. Xildhibaano Ka tirsan…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha Maamulada Soomaaliya oo war ka soo saaray dhamaynta khilaafka dowlada dhexe iyo iyaga.

Warka ka soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo hada ay ku soo hareen sadex xubnood ayaa si weyn loogu taageeray Go’aankii shalay kasoo baxay…

Posted in WARARKA

Amar militari oo maanta ka dhaqangalaya Ukraine

Waxaa maanta dalka Ukraine ka dhaqangalaya amar militari oo lagu soo rogay 10 ka mid ah 27-da gobol ee wadankaasi. Madaxweynaha dalkaasi ,Petro Poroshenko ayaa…

Posted in WARARKA

Israa’iil oo xirtay 16 falastiiniyiin ah

16 qof oo u dhashay Falastiin ayaa lagu soo xiray howlgalo xalay ay fuliyeen ciidamada ammaanka ee Israa’iil. Howlgaladan ayaa laga sameeyay daanta galbeed sida…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Baarlamaanka oo u codeynaya sharciga sinnaanta Jinsiyadda

Xildhibaanada baarlamaanka dalka ayaa galinka dambe ee maanta la filaya inay u codeyaan sharci la doonayo in sara loogu soo qaado tirada haweenka ee ka…

Posted in WARARKA

Guddiga qaran ee xuquuqul aadanaha oo warbixin ka soo saaray xadgudubyo dhacay sannadkii hore

Guddiga qaran ee xuquuqul insaanka ee KNHRC ayaa warbixin cusub oo uu soo saaray ku sheegay in xiligii doorashadii guud ee sannadkii hore ay dhaceen…

Posted in WARARKA

Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri oo amaanay Cristiano Ronaldo

Tababaraha reer Talyaani iyo kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu kaalin weyn oo muhiim ah ku yeeshay safka Bianconeri. Ronaldo ayaa…

Posted in CIYAARAHA

HORDHAC: PSV Eindhoven iyo Barcelona

Barcelona ayaa caawa booqaneysa dhigeeda PSV Eindhoven kulamada shanaad ee heerka group-ka koobka Champions League. Catalunya ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee xaqiijisata wareega 16-koox…