Posted in CIYAARAHA

Mauricio Pochettino oo fariin cabsi ah u diray kooxda Barcelona

Tababaraha reer Argantina iyo kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa ku adkeystay inuusan is dhiibeynin ka hor kulanka ay Spurs la cayaari doonto Barcelona wareega ugu…

Posted in CIYAARAHA

Tababaraha Liverpool oo weerar ku qaaday Neymar Jr, kadib guuldaradii kasoo gaartay PSG

Macalinka Liverpool Jurgen Klopp ayaa waqreysi uu bixiyay muran xooggan ku dhaliyay guuldaradii 2-1 ahayd ee kasoo gaartay kooxda Paris St Germain, kulankooda 5-aad heerka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO:Warka Duhurnimo ee idaacda star FM 1:30 PM

DHAGEYSO:Warka Duhurnimo ee idaacda star FM

Posted in WARARKA

10 sano kadib AL-shabaab oo ka baxay magaalo muhiim ah oo ku taala bartamaha Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in xooggaga Al-shabaab ay isaga bexeen degmadaasi, kadib markii ay sii kordheen…

Posted in WARARKA

Heshiiska garoonka Muqdisho oo dib loo eegayo.

Kulan socday in ka badan sideed saacadood ayaa waxa uu Turkiga ku dhexmaray Mas’uuliyiin uu horkacayay Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada dowlada Soomaaliya Maaxamed…

Posted in WARARKA

Maxkamad ku taallo Filibiin oo saddex boolis ah ku xukuntay 40 sano

Saddex sarkaal oo ka mid ah ciidamada ammaanka ee wadanka Filibiin ayaa lagu xukumay min 40 sano oo xabsi ah. Ciidamadan ayaa noqonaya kuwii ugu…

Posted in WARARKA

Fred Matiang’i oo soo magacaabay guddiga cusub ee qaabilsan maareynta hubka

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’I ayaa soo magacaabay sido kalena wargeyska dowlada ku soo qoray magacyada xubnaha ka tirsan guddiga cusub…

Posted in WARARKA

110 qof oo loo xiray xatooyada imtixaanada KCSE-da

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa sheegtay in intii uu socday imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee KCSE-da oo shalay la soo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Jubaland oo daah furay Carwada Bandhiga Ganacsiga Jubbaland.

Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa daah furay carwada bandhigga ganacsiga Jubaland oo ay shirkadaha iyo dhamaan ganacsatayaasha ay ku soo bandhiggeen ganacsigooda. Carwadan ayaa ah tii…

Posted in CIYAARAHA

ARRIN LA YAAB LEH: kooxda uu Trump taageero oo la ogaaday, wuxuuna taageeraa Arsenal.

Madaxweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee sida aadka u xiiseeya kubadda cagta. Madaxweyne Trump ma han mid qarsada…