Ciidanka xoogga Soomaaliya oo dhaqdhaqaaqyo ka wada gobolka shabeelada Hoose.

Wararka aan ka helayno deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi ay Ciidamada dowladda Soomaaliya ka wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan iyo howlgalo dhanka amanaka ah.
Meelaha ay ciidamadu dhaqdhaqaaqyada kawadaan waxaa ka mid ah deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Deegaanada Jilib Marka iyo Gandarshe oo dhawaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay kula dagaalameen xoogga AL-shabaab ayaana ka mid ah meelaha hadan laga soo sheegay howlgalada kale.
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyaa yaa gobolka shabeelada dhexe waxay ka wadaan howlgalo kala duwan oo AL-shabaab ka dhan ah kadib markii ay si buuxda ula wareegeen magaalada Marka ee xarunta gobolkas shabeelada Hoose waxaana halkaas dhowr mar ku dagalamay Al-shabaab iyo ciidanka dowlada Soomaaliya.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *