Posted in WARARKA

Ruushka oo gacanta ku dhigay nin u dhashay dalka Maraykanka

Ciidamada Ruushka ayaa xiray muwaadin Mareykan ah oo ay ku eedeeyeen inuu basaas yahay, sida ay sheegtay warbaahinta Ruushka. Hay’adda Adeega Amniga Federaalka Ruushka ee…

Posted in WARARKA

Degmada Cabdicasiis oo loo magacaabay Gudoomiye cusub

Wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Yariissoow ayaa waxaa gudoomiye cusub loogu magacaabay degmada Cabdicasiis. Gudoomiye Yariisoow ayaa gudoomiyaha cusub ee Degmada…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee dalka Moi oo ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda dalka

Madaxweynihii hore ee dalka Daniel arap Moi ayaa ugu baaqay Kenyaanka in sanadka cusub ee 2019-ka oo bari bilaabanayaa ay sii xoojiyaan nabada iyo midnimada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweyne Gaas oo safar aan horay loo shaacin ku tagay magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha uu xilkiisu sii dhamaanayo ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar aan horay loo sii shaacin wuxuu ku tagay Magaalada Gaalkacyo…

Posted in WARARKA

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay ka baxay xisbi uu ka mid ahaa.

C/llaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xubnaha Golaha Shacabka soomaaliya ayaa shaaciyay inuu ka tanaasulay xubinnimada Xisbiga Midowga Horumarka iyo Nabadda ee loosoo gaabiyo…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo aas qaran loo sameeyay.

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta ugu saraysa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Xildhibaan Axmed Mayoow Cabdulle oo loo…

Posted in WARARKA

In ka badan 60 qof oo ku dhimatay daadad saameeyay Filibiin

In ka badan 60 qof ayaa ku dhintay duufanno xooggan oo ku dhuftay dalka Philippines. Duufaanta oo lagu magac daray Usmaan ayaa ku dhufatay gobolka…

Posted in WARARKA

Maxkamadda sare oo hakisay in dacwad lagu soo oogo qareenka Tom

Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saartay amar ay ku hakineyso in dacwad lagu soo oogo mid ka mid ah garyaqaanada sar sare ee dalka…

Posted in WARARKA

Dhalinyaro dalbaday in loo cadaalad falo hooyo lagu dilay Mandhera

Koox dhalinyaro ah ayaa dalbaday in xabsiga loo taxaabo sarkaal boolis ah oo ay ku eedeyeen inuu toogasho ku dilay hooyo 65 sano jir ah….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Darawaliinta moota bajaajta ee Habasweyne ee ismaamulka Wajeer oo ka cabanaayo wadooyin xuma.

Wadayaasha ku shaqeysta bajaajta ee magaalada Habasweyne oo ka tirsan ismaamulka Wajeer ayaa ka cabanaya tayada waddooyinka ay isticmalaan oo aanan wanaagsanayn