Posted in WARARKA

Xildhibaano walaac ka muujiyay khilaafka baarlamaank.

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ka mid ah Xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya,isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka ayaa ka hadalay gudigii miisaaniyada ee…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Aqalka sare ee Soomaaliya oo laga dalbay inay meelmariyaan sharciyo Horyaala

Ayadoo maanta caalamka laga xusayo maalinta dadka naafada ah ayaa waxaa xildhibaanada Soomaaliya laga dalbaday inay ansixiyaan sharciyada xaqsiinta dadka naafada ah oo hada horyaala…

Posted in WARARKA

DEG DEG: Qatar oo isaga baxeysa ururka dalalka shidaalka Dhoofiya

Wasiirka wasaaradda tamarta ee dowlada Qatar, Sacad Sherida al-Kaabi ayaa maanta sheegay in dalkiisa uu isaga bixi doono hay’adda ay ku mideysanyihiin wadamada shidaalka dibadda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Amar baabuurta dadweynaha looga mamnuucay bartamaha magaalada Nairobi oo maanta dhaqangalay

Waxaa maanta si rasmi ah u dhaqangalay amar ay toddobaadkii hore soo saartay dowlada ismaamulka Nairobi kaasi oo ku aaddan in baabuurta ay ku safraan…

Posted in WARARKA

Aaron Ramsey: Aubameyang wuxuu I soo xusuusiyay Thierry Henry.

Weeraryahanka reer Gabon ee kooxda Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa durba lala barbardhigayaa halyayga Gunners Thierry Henry. Laacibkan ayaa dhaliyay laba kamid ah goolashii ay kaga…

Posted in CIYAARAHA

Arjen Robben oo 10 sano kadib ku dhawaaqay inuu ka tagaayo kooxda Bayern Munich.

Arjen Robben oo horay ugu soo ciyaaray kooxaha Chelsea Iyo Real Madrid haatana ka tirsan xidigaha kooxda Bayern Munich ayaa 10 sano kadib ku dhawaaqay…

Posted in WARARKA

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb-

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb xarunta gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ay xalay gaareen…

Posted in WARARKA

Maalinka naafada adduunka oo caalamka laga xusayo

Waxaa maanta guud ahaan caalamka laga xusaya maalinka adduunka ee loo dabaaldego naafada. Hay’adda caafimaadka adduunka , WHO ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay…

Posted in WARARKA

Turkiga oo shacabkiisa uga digay inay u safraan Faransiiska

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa soo saartay digniin ay u jeedinayso muwaadiniinteeda oo ay ku boorisay inaysan u safrin Faraniiska halka kuwa gudaha…

Posted in WARARKA

Turkiga oo shacabkiisa uga digay inay u safraan Faransiiska

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa soo saartay digniin ay u jeedinayso muwaadiniinteeda oo ay ku boorisay inaysan u safrin Faraniiska halka kuwa gudaha…